المدة الزمنية 16:10

SHORT FILM QOSOL BADAN (GAROOB GABAR WADATA)SHAADIYO SHARAF OO GAROOB AH & GABADHEED QOSOLKA ADUUNKA

126 185 مشاهدة
0
4.4 K
تم نشره في 2020/08/05

SHORT FILM QOSOL BADAN (GAROOB GABAR WADATA)SHAADIYO SHARAF OO GAROOB AH & GABADHEED QOSOLKA ADUUNKA

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 945
  • @
    @shaadiyasharafofficialمنذ 4 سنوات Inshaa Allah Dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa Qeybta Labaad hadii aad ka hesheen Qeybta Koobaad Farta Taag 730
  • @
    @bilandiiriye8184منذ 4 سنوات Inta jiifka ku daawanayso like ha ila dhaafin 271
  • @
    @yonisabdi3361منذ 4 سنوات Shumay bbe haday kuku sodhacday like me ✌️ 148
  • @
    @saamiyahussein1085منذ 4 سنوات Qalaladka no so giliya inta iku racsan farta dagaa☝️ 71
  • @
    @abdirizackmohamed7311منذ 4 سنوات Very interesting I can’t laugh please bring us part 2 3
  • @
    @updynoorabdiqadir1283منذ 4 سنوات Inta jecel shadiyo sharaf in dawato ❤❤like 126
  • @
    @shakur9996منذ 4 سنوات amall jelle iyo reaction tiktok sugaya.qeybtii bilawga iyo amal jelle 51
  • @
    @abdullahibabaay8800منذ 4 سنوات Inta jaecl qalaladka in laso diyo Farta taaga
    ✌✌✌✌✌✌✌✌
    ❤❤
    119
  • @
    @fathumaupdimoha1110منذ 4 سنوات ţһѧňҡs sıs sһѧԀıѧ ɰѧ suɢѧʏňѧʏ ғıʟmѧԀѧԀѧ 4
  • @
    @caaishacabdalla3040منذ 4 سنوات qosol ayaan la ooye caawateam shaadiyo sharaf leedihiin 10
  • @
    @hindamohamed3245منذ 4 سنوات Ar shaadiyo yaa uxisay cawa le niyada ku hayey 57
  • @
    @mariaa.a4215منذ 4 سنوات Yes✌anigo dawana ka helay waaba ogahay iney iga qoslineyso ee muqalada noso badi shadiya cadeey 28
  • @
    @yonisabdi3361منذ 4 سنوات Ilahay amarkii anoo comment aqrin maba jogo karo✌️ 50
  • @
    @nagemamohamed5142منذ 4 سنوات Masha Allah gabar an iska jeclhy. Love u shadiyo sharaf ❤️❤️ 26
  • @
    @ifraahmohmoud5231منذ 4 سنوات Falastiin qossol wallahi qaladaadka ayaan sugayaa 56
  • @
    @suldaansaabironthebeat2866منذ 4 سنوات Cimrigaada allaha dhereyo muraad kada allaha kuusahlo Aarul jano allaha kadhigo dambigadana allaha dhaafo waa kubaryaa SUBSCRIBED IISAAR‍♀️ 66
  • @
    @basra.93mohamed86منذ 4 سنوات Beyzaani oo mooto la bibeyso ayaan ku arkay shibis daraad qosolkiisa so xasuustay wlh 42
  • @
    @amishadan3509منذ 4 سنوات Qaladaaadkaaa rawaaayeeey shadia cadey ♥️ 12
  • @
    @samraabuumaye5439منذ 4 سنوات Mashaa allah shaadiya sharfa ilahe aa ku xafido ruunti waa ku jacelahy wayo marka ku arko waa iska furaxa marka waxa soo dhigato guula hore usoc ❤❤❤kkkkkk 19
  • @
    @haajiqarni5762منذ 4 سنوات Falstiin haaji wa iga qoslisay wlhi maxamed miyaa iyaa majogtay lee 41
  • @
    @roodamohamed2551منذ 4 سنوات Kkkkkk wlhi ruwayadan ad iga qoslise funny wlh cafi maha 6
  • @
    @salmasacuud174منذ 4 سنوات shaadiya sharaf wlhi waad iga qoslisaa adiga iyo beesaniba waa fan kaa soo salaamaysa hoyga fanka hargaysa
  • @
    @fadumoabdulahi7236منذ 4 سنوات Shadiyo abayo saan kuu jeclhy aana kuu tageero marmarka qaar xitaa wan kugu riyodaa xaqiiq❤❤ 14
  • @
    @queenzumii2534منذ 4 سنوات shaadiya garoob gabar wadata fcn mid wiil leh lama jecla
    sister of mine ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ii nolow
    15
  • @
    @ilwaadbintusharmarke3520منذ 4 سنوات Mansha allah waan kahelay walahi kulanka biyo farjiska kkkkkk garoob gabar wadataa ugu fiican kkkk 1
  • @
    @hibodagal6276منذ 4 سنوات Kkkkkk falastiin wlhi qosolka iga dameysay rubayadan shadiyo sidey kudubtay wlhi qosolka kadamaday fanii wayee falaska 3
  • @
    @Its.su3daمنذ 4 سنوات Yeeey dhicin firiiala manoolifalastiin wey kabaxsateey wlh 21
  • @
    @ilhaanxarago5839منذ 4 سنوات Ar falastina cawa kal io laap iiga qoslisey keep going yaq❤ 17
  • @
    @zakosmoneymaker1793منذ 4 سنوات Qaladadkisa ayan rabna shaadiyoooooooooy 3
  • @
    @ibrahimawyusuf2615منذ 4 سنوات Aniga dhagoola ahy qaarka dhihi doono Dhuudhi haka dhargo se ku maqashay waxan leeyahy liketa yaqyoow hhh 19
  • @
    @somalitiktokcomedy9822منذ 4 سنوات Dhuudhi haka dhargo ku qoslay wlhi shadiyo sharaf qof aan aaad ujeclhy nolow abayo
  • @
    @reexantacaashaqa3434منذ 4 سنوات Khaladadka noo soo dayaa waan idin baryayna inta igu raacsab like iii saara 4
  • @
    @caishocuuud8622منذ 4 سنوات Shadiyo sharaf m.a wlhi gabdhan wa iska jclhy shadiyo quruxey dar allan ku jclhy mcney
  • @
    @hanimidnimoqaranofficial3548منذ 4 سنوات Masha allh shadiyo alle cimrigag ha dhereyo 4
  • @
    @kowsarbashir6555منذ 4 سنوات Dudu haka dargee kulaxa walashey shaadiyo sharaf horay usoco 1
  • @
    @ubaxsaciidwarsame5501منذ 4 سنوات Masha alleh shadiyo wan kahelay wlh soodhaqsada qeybta labaad insha alleh☝ 1
  • @
    @raxmoruun4461منذ 4 سنوات Ana dalay kulaha dudu hakaadarge shadiyo love kuguahy thnxz ruwayathaha nosoocelise 5
  • @
    @sumayamohamed115منذ 4 سنوات Kal iyo laab u qoslay Shadiya Sharaf ku jclhy xabiibtii❤
  • @
    @amiranadraan5494منذ 4 سنوات Shaadiya sharaf mahadsanid abaayo mcn kun iyo kow jeer beezaani caadi maaha waa kuu tirinaayey ku lahaaa beezaani thanks wll waad iga qoslisey runtiii
  • @
    @mxali6824منذ 4 سنوات Ayaantaan short film waaba niga waayey waa naga seexateen❤❤ 5
  • @
    @ruunmahamed2559منذ 4 سنوات Walaahi falastiin weey iga qosalsiisay 2
  • @
    @cadnaancadeofficial8604منذ 4 سنوات Masha allah shaadiyo ciyow soogeli qeypta 2waad 2
  • @
    @habiboaliali8842منذ 4 سنوات dhudhi aa ka dhargo kulaha ar shadiyo sharafaaaniga waka heley qeebta kowad gacanta an u tagay qebta labad❤️ 1
  • @
    @bisharoadan5051منذ 4 سنوات Shadiyo wan kujeclah walahi kumawayo abid 3
  • @
    @faraxmohamedmursat6443منذ 4 سنوات Masha allh shaadiyo bayo qaybti labad noku gali
  • @
    @abdifatahtube5720منذ 4 سنوات Inta caafimaad ku dawanysa ama ku daawaty alleh ha
    u siyaadiYo inta xanuusanysana alleh Ha Caafiyo wll subscribed iLaahy dartii igu Caawi oo plz ii saara ❤
    45
  • @
    @zamzamabdirahmaangorod182منذ 4 سنوات shaadiyo iyo falastiin wlhi waa idinku nafisaaa waxaa ii tahiin farxadeyda horay usocda zxpyal guul idin rajeynaa
  • @
    @yarankacida3331منذ 4 سنوات Bezani shadiya sharaf iyo abayo falastiin wan idin jeclhy wlhi❤❤❤❤
  • @
    @mohamedkulmiye4585منذ 4 سنوات Shaadiyo iney physics kutuuratey MA iila aragteen [reflection] 20
  • @
    @hibowayel9339منذ 4 سنوات Cwo dhaan idin zugaayeY team an jclhy♥️♥️ 18
  • @
    @niizamoha3917منذ 4 سنوات Wllhi daacad u qoslay falastiin caadi ma ahan 5
  • @
    @ifraaxmacmuqtaar5292منذ 4 سنوات Shadiyo abaayo waagu weyna waa kuu xiisay mcnto indee kaala Soo xiriiraa karaa baayo aadan kuu jecla walaahi iisheek meelaan kaa lasoo.xiriiro Hal mar iisheek mcnti 1
  • @
    @ubaxmawliid3020منذ 4 سنوات Dhuninimadad lasoo dhellmateyy shadiya one love ziz from zomaliland 2
  • @
    @halimaahmed2009منذ 4 سنوات Hhhhhhhh hal lug dalaq wlh fanny waye shaadiyo sharaf I love u mcney
  • @
    @xabiibachannel3646منذ 4 سنوات Hadii shaadiyo tagira u tahay shaare iyo like cumunti iso dheeh ❤️❤️ 9
  • @
    @abdifitahofficial3914منذ 4 سنوات Falastiin haji wlhi waa iga qoslisay keep going 1
  • @
    @raliachannel9422منذ 4 سنوات Masha Allah waan iska farxa markan shadiyo arko Allah ku dayo hno mcn 3
  • @
    @abdifatahtube5720منذ 4 سنوات adiga arkaya Qoralkaygan illahay Farxad Iyo
    Nolol Badan ha ku siiyo WalaalaYaal Fadlan Channelka subscribers ii saara plz❤️
    30
  • @
    @fadumomaxamefadumo5156منذ 4 سنوات Hhhhhhhhhhh falastiin walahi waa iga qoslisay sidaa ujishay 1
  • @
    @yaasmingacal5954منذ 4 سنوات Waxs ayaa ruwayad kaha inta soo awaawoshay sharaf ayaa leedihin inoo soo badiya❤❤❤❤❤❤
  • @
    @juweriamuhudin53منذ 4 سنوات Qalalaadka hanooola soo dayo plzzzz wlhi funny wye ☺️ 3
  • @
    @sareedoxoosh4192منذ 4 سنوات falastiin ciyal wad kuso baxaysa lkn aniga waban qosli laha walahi siday uamustay waan la yabay 1
  • @
    @hamdimchannel1527منذ 4 سنوات gabadheyda waaye dhuudhi ha kuugu dhalee ar shaadiyo Sharaf so funny Keep going 5
  • @
    @jamiiloaxmed5100منذ 4 سنوات Wajidhilmayo flastiin khaladadka nosoday shdio 1
  • @
    @abdiaziznorali8217منذ 4 سنوات waw shadiyo iyo besani iyo falastin noso badiya
  • @
    @queenoftheyear2477منذ 4 سنوات Shaadiyo adi ilmo wayn lee mxa beesani ugu sirta markasto ruwaayad hore nh nin waynaa 4 jir ku sheegyse 6
  • @
    @seinababdirahim7309منذ 4 سنوات hhhhhhhhh marwlbo wad iga quslisaa walshey gaclisooy❤❤ mar wankugu imani muqdisho alle hadu idmo qali dhumar shaadiyoy❤
  • @
    @amalabdulrahman1009منذ 4 سنوات Dhulka wlhi ma qosli karo war qeybta labad inoo soo badiya
  • @
    @queenikraam9246منذ 4 سنوات Wlh waa iga qusliseen falastiin iyo shaadiyo
  • @
    @maxamudmaxamed6577منذ 4 سنوات Dhuudhi allah hakaa dhigo kulahaa arshaadiyaa
  • @
    @mahadshaarkey7308منذ 4 سنوات shadiyo sharaf inta ay Ku qusiiso like dhac igu sii 1
  • @
    @azwaan_abdirahman3799منذ 4 سنوات Hmm rivalakshan ayaa igu baxaaya intaasa iga gadan 8
  • @
    @faadumojama8820منذ 4 سنوات Wlhy shadiyo iyo besani labo xarawo tihin wlhy waan idin tageraaa
  • @
    @nasradaahir9525منذ 4 سنوات Shadiyo sharaf baatigeyga cml ay wadataa ❤