المدة الزمنية 2:1

Dagaalka Culus SLand Kusocdo, Ciida Duulaanka Abaabuleyso,Qowmu Liidka Lagu Soo Daldalaayo Hargeyso

1 574 مشاهدة
0
326
تم نشره في 2023/08/04

#Somalia_Hanoolaato_TV,#Puntland ,#xasan_sheekh,#Laascaanood,#ssc_khaatumo,#somaliland Wararka naga soo gaaraya gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa sheegaya in xaalada cusub ay kasoo korortay gobolkaasi, ka dib jabhad looga dhawaaqay buurta Gacan-libaax ay dhaq-dhaqaaqyo culus ka billowday halkaasi. Somaliland ayaa dhankeeda ciidamo u dirtay buurta ay isku uruursaneyso jabhadaas oo u badan dhalinyaro tabasho ka muujisay maamulka fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa. Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada, gaar ahaan mucaaradka oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa ka hadlay xiisadda cusub ee kasoo korortay Somaliland, waxayna sheegeen inay u istaagaan wax ka qabashada dhibaatooyinkaas, si xal waara looga gaaro.

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 1