المدة الزمنية 53:21

Qiso yaableh laba wiil baan wada jeclahay

بواسطة Luul youtube
10 886 مشاهدة
0
545
تم نشره في 2021/07/02

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 84
  • @
    @hamdasagal6593منذ 3 سنوات anigu kii hore raac ban odhan lahaa ha khiyaamin kii hore nabsi ha gelin 13
  • @
    @axmadxusen2265منذ 3 سنوات Walashey waxn kugula talina kii hore ee adiga kujeclaa qaado nafta kujecel wey kudaryesha lkn mid aad adiga jeceshahay ma ogid wuxu ahan dona 10
  • @
    @hamdasagal6593منذ 3 سنوات sikale kuma gartide gabdhaasi waxay ku jirtaa xaydha jeceli beerka jeceli ilahy gabdhaa kii khayr ugu jiro qalbigeed ha waafajiyo amen yarbi waa uduceyey gabdhaas 4
  • @
    @soomaalaaymidnimo6667منذ 3 سنوات Masha allah. Sheeko quruxey waan kugu haystaaa ilaah ban kudhaartaye 1
  • @
    @mustafcali6347منذ 3 سنوات Taladeeda waa Kan koobaad waayo asagaa Soo horeeye hadii kale sheekadaan sheeka kala ka danbeyso 8
  • @
    @fifiali9963منذ 3 سنوات Niin sheeko macan ka carar miskiin ki horee ku hayso my dear sister salat istikhara nh tuuko inchaallah
  • @
    @sahraahmed5064منذ 3 سنوات Subxaanalah wllo waad qaldan tahay oo may ahayn in aad 2 qof lawada sheekeysato. Waayo nin baad la sheeko idinka dhexaysay ee nabsi ayuu ku qabanine kii hore raac oo guurso. Joojina isku wadka 3
  • @
    @MohamedHassan-jg1fyمنذ 3 سنوات Luul caday aad ban ku salamyaa kow dheeh, gabadhas waxan kula talinyaa, wilka ay adka utaqano o ugacanta fuuran hadorato hadal macan kaliya hadu leeyahy id="hidden3" class="buttons"> kwrn o aysan wax badanii usiidherayn, qof ku jecel wax lagu dorsado malahn. balsee ilahy ba wax ogee ha istikharaysato❤ ....وسعت 1
  • @
    @zeynabturksuleyman8206منذ 3 سنوات Kkkk shee kada wanagsan qeeb ween ayay ka wadata geedi socodka jaceylka tasina hala ogado 2
  • @
    @ashajimale6888منذ 3 سنوات ASC Mansha Allah Aisha taasi waa caadi
    Iyaba waa kuwa yirahda labo iyo saddex iyo afar isku laba rogga waa halkii Aisha marka waa caadi, haddii aan nahay reer konfureedka ayaan yiraahda Thanks walaal
  • @
    @Somalilander925منذ 3 سنوات so simple weeye mid aniga ii so dir midna la hadh wll habo inta inanta iga gaadhsii 4
  • @
    @naimajama7059منذ 3 سنوات Maya kan gariga kuu Hagajiyo raac gabareey 1
  • @
    @halimohussein7292منذ 3 سنوات The one that loves and makes you happy and cares about you thats the first man .good sheeko wont last when you see each other on a daily basis (when you live together) 2
  • @
    @munayusuf1633منذ 3 سنوات Waa naag warertay waxad ka hesho waxba hana ka siin laba qalbilayeey 1
  • @
    @soomaalaaymidnimo6667منذ 3 سنوات Ganadhu labada nin mid ka baariga ah xili walbana garab taagan ha guursato
  • @
    @farhiyaali1185منذ 3 سنوات Anigu waxan kula talin lahaa walashay kii hore Nin ka Sheekada macan leh Anigu Runtii Kama helo wey Naago Badan yihiin 3
  • @
    @filsanmohamed7702منذ 3 سنوات Kad jeceshy mahe ka ku jecel raac kana istikharyso inshala
  • @
    @yassinawil5158منذ 3 سنوات Gabadha waxan leeyay South Africa intaad qabato laba nin iyo kabadanba waad guursan kartaa walibana isku halmar oo sharcigaa wadankaa ayaa kuu fasaxaya ilayn waadigan labadiina rabee
  • @
    @xalaalquutemaqasaaro5287منذ 3 سنوات Lumberka 1aad raac walalo kan sheekada bada asxaab kale ayaa kugula jirta ogow waayo nin sheeko wanaagsan afminshaar weeye hayeey gabarey walee halka horta ba lagu gubtey 2
  • @
    @hassenh1239منذ 3 سنوات Anigu waxaan odhanlaha kii hore Nabsi hakagalin
  • @
    @safiyalucky7893منذ 3 سنوات Luulay sheekada xumada nosoo qaado please
  • @
    @fooshassan1379منذ 3 سنوات kolay saa usugu waduu iyagaba wax isugu wadaane midka ku jecel raac kaad jeceshahay u kaadi
  • @
    @mandeqsomalia9578منذ 3 سنوات Aniga waxan kula talin laha kii hore raac wayo nabsi yu ku qabanin walal kala macan malaha ee wa kala horen
  • @
    @alayaqaanburcaaawi2387منذ 3 سنوات Sheekeeye ka fagow. Kii hore hakaga bixin. 1
  • @
    @abdimajiidali4062منذ 3 سنوات Gabadha waxa u dan ah ninka jecel
    Ninkana waxa u dan ah gabadha jecel
    Markaaa gabadhaaa waxaanku leeya wlley nabsi ha dhigan
    Ninkaaa id="hidden8" class="buttons"> hore ee kujecel eekuuroon
    Ee kaawar haya raaac
    Sheekadu marka lays guuursado waysoo dhamaaaneysaaaaa
    Sheekadu waa xiiso xiiiiso
    Iyo laxan
    ANAAA KAAA HUBA KUDHE
    Anaaa sheeko bada oo afmiishaar ah wlhi inanntaaan habeen la hadlaaa inaaanay i ,ilaaaawin
    Markaaaa waxaaan inantaaa kuleeya wllo kiii hore kiii hore ku eekow kan danbena fasax oo u sheeeg inaaad xidhiiidh leedey
    Hooooooooooy waaankuu digayaaaa
    Nabsi ha shaqaysan ☝
    ....وسعت
  • @
    @fartuuncali2041منذ 3 سنوات Gabdhuhu waxay jecelyihin sheeko wanagsane hadana ku jecel qof ku jecel ayan ku wanagsan abayo lakin istiqareyso horta laba kii kuu qeyr ah illaah ka bari
  • @
    @munomohamed1423منذ 3 سنوات Nabsi ha xanbaran kaad balanten balanta la oofi tedakle shekada iyo waxas aad arkeso malinkad gursata kugu danbesa 99% o ma sisocondonta Allahu aclam marka id="hidden10" class="buttons"> kii hore codmcn wax dad Loga taga mahe ka joog hadadan cilad kale jirin. ....وسعت 1
  • @
    @aminanur1879منذ 3 سنوات Kiihore haraacdo waayoo kaasbaa daacad u eg marka nin cod macaani waa shabeel naagood intabadan
  • @
    @faizagelleh5139منذ 3 سنوات Hasha labada geel jecel noqotahay gedeedii
  • @
    @halimaisse868منذ 3 سنوات Maada ayba isku midyihiin anigu waxay ila tahy in aadan nabsigelin ee inanki hore 1
  • @
    @awalenuro4947منذ 3 سنوات Alow namagan qabo singal mother rada. Cabsi aynagu baren kuwas
  • @
    @hodanmaxamed6611منذ 3 سنوات Wlo kaa dukanka raac kaaa coodka macn naag kasta ba kaaa racsa 1
  • @
    @safiyalucky7893منذ 3 سنوات Aniga waxaan kula talin lahaa midkii aad u aragyo inuu ku anfacayo raac ama kii ku soo hordoonta 1
  • @
    @filsanfuad7176منذ 3 سنوات Asc cashay habo waxan odhanlaha gabadha qof waa qof aad jeceshahay qofna wa qof adiga ku jecel waxan ku odhanlaha kii hore adiga ku jecla wllo rac wayo id="hidden11" class="buttons"> qof adiga ku jecel wax ka fican ma jiro marka kii hore ayan rac ku odhanlaha ....وسعت
  • @
    @lullul3875منذ 3 سنوات Anigu waxaan dhihi lahaa kiihore raac oo kucaayin jiray nin sheeko mcn kacaraar wuu kugu dangaari kadib a wuu kaatagi
  • @
    @omaribrahim1615منذ 3 سنوات Kii hore ku nasiibso kani dambe waa iska Dhaldhallk Jabaan.
  • @
    @zahriitajenicad476منذ 3 سنوات Kii hore rac wl wayo hdlka bdn waxba maxba ma taree
  • @
    @fifiali9963منذ 3 سنوات Niin xaal kaga oog niin ku dhama ma jiiro habo luuley lkn sheeko macanee taxaliil iyo quraan iska saar baan ku lehay walashay 1
  • @
    @nuraegal4395منذ 3 سنوات Qof aad jeceshahay waa laga yaabaa inay ku soo maraan balse way yartahay mid ku jecel
    Tankale markaad wax jeceshahay adaa hogaansan
    Marka lagu jecel yahay ayaa kuu room
    Qaado kan ku jecel ee kuu roon
    1
  • @
    @amalabdi6617منذ 3 سنوات Kii koowaad ayaa xaqa leh sheeko wanaagsan dan kuuguma jirto nabsi ayaa jira Naa hooy
  • @
    @shankaroonherbalchannel2499منذ 3 سنوات Gabadhaas Waxaan dhihi lhaa midkii hore ku ekow oo iska ilaali qayaanada haddii kale 2dooda waad waayeeysaa istiqaaro duko
  • @
    @fardowsacaamir10منذ 3 سنوات Waxaan kula taliin lahaa kii hore eey balanta wada galeen ee asagu jaceyel yahay ha raacdo codkaas eey kan ku raacday ogoow dumarkaa ayaguna ku soo raacayo id="hidden13" class="buttons"> nimanka codka macaan waaba afmiishaaro codka macaana ayadaa barii karta ee yeey haleeyniin niinkaas horey uu jeclaa horaa loo yiirii gadaal ka gaar goobdumiis waaye ....وسعت
  • @
    @ummu3116منذ 3 سنوات ninmanka hadsl ka nacaan dumarka way waalan laakin runta markay timaado waa faaruq
  • @
    @rodajibril7168منذ 3 سنوات Plus 40 digrii edmonton alberta Canada too hot
  • @
    @umuraage8617منذ 3 سنوات titelka muuqaalka mid fadhiya maaha salaan sare wllaashey mcn.
  • @
    @_Khaalidمنذ 3 سنوات Naa cod beele wiilka kugu kharash garoobey sii bahalka hadii kale waad ka shalaayi doontaa nabsigu waa too fast.
    Mida kale markii lays guursado lamaba sheekaysto arintaa ii xusuunow.!
    2
  • @
    @ugassgabow1016منذ 3 سنوات Asc cash lul.. that girl she dose not deserve a love. my opinion .
    Cood muhutira ragnimo aya wahtirta casho lul. salan sare
  • @
    @marwoismail8835منذ 3 سنوات Luuleey habo sheekada noo qadin marka hore oo nagadaa commentga aad akhriyeysid please iyo majaalilada 1